Xog Dagaalka Qorilugud oo Huwanta lagu jebiyey iyo Khasaaraha Shangeed wararkii u danbayey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии • 28

  • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
    @CabdiwaduudIbraahim-o5p 2 дня назад +10

    Xog ogaal waa weriye qaali ah jir oo noolaw xog ogaal

  • @MaxamedxasanQase-d6p
    @MaxamedxasanQase-d6p 2 дня назад +5

    Somaliland guul❤❤❤

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 2 дня назад +3

    Waad mahadsanthy guul guul ssb g36 guul soomaaliland

  • @MaxamedCali-q8c
    @MaxamedCali-q8c 2 дня назад +1

    Guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
    @CabdiwaduudIbraahim-o5p 2 дня назад +4

    Huwantu wey jbysa wliged xog ogaalaw

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 дня назад +2

    Sxbyaal reer somaliland siiba reer sheekh isaxaaq cadawgood ha jabee - wax badanbay dulqaad iyo muujinayeen samir - wayse ku Nabad gali waayeen- wanaag kastooy faleenba, wixii'se maanta ka danbeeya wixii reer sheekh isaxaaq laga foolinaayay iyo dirirtii iyo colaaddii laga baryaayay iyo wax ka badanba waa laga helayaa oo wallaahiyee- waa waxay dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba naga dheeftaa dheh insh tcaalaa,, dheeshiina waa wali waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,, for ever Somaliland republic

  • @adenaden4958
    @adenaden4958 2 дня назад

    Dagaal Wiil iyo Walaal Ayaa Ku Dhammaada Wax Faa'iida Ma Soo Kordhiya Dadka Nabad Ha Ku Heshiiyaan

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 2 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @ahmedaliosman9696
    @ahmedaliosman9696 2 дня назад +1

    Haa

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 дня назад +2

    Somalilnd laascaanood hagasho huwanta cashar hawgu dhigtobkibir deyn weydaye god ay gasho waa inay weydà

  • @umomar2743
    @umomar2743 2 дня назад

    war isaaqoow ilaahay kabaqa walee in ĺydin rogayaan umalaynayaa war ale kabaqa beenta ale ayaa kunacdala dhiig muslimna khasaare uun baa laga helaa joojiya dagaalka inkaa sooweeraray walaahay anigu gabadh dhulbahante ah baan ahay isaaqa isgaa naga gardaran wuuna jabayaa inshaa alaah kufarximaayo dhimashadiina walaaladay baatihiin laakiin beenta iyo dulmiga waa lagu jabaa xaajigaygaa wadaad reer buuhoodla ah lahadlay wuxuu yidhi casrkii baynasoo werareen waan laga hortagay nin may ahna way ķa cararen dhaawacna wayqateen xaga buuhoodle nin kama dhaawacmin beentaad kudhamaataan xaqiiqo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 дня назад

    arinta xogta ciidanka dib ha bbixinnn wlllo

  • @ashaosman3000
    @ashaosman3000 2 дня назад

    Waar nimankaa shartooda Alle hakuceliyo.

  • @inayuzuf8167
    @inayuzuf8167 2 дня назад

    Mac naha dhilbahante waa=dhaqan mahalle.

  • @alfanaan445
    @alfanaan445 2 дня назад

    Waxay Haadhay xiligii Bishu Soo Dhacaysay Lagu Fahan Huwaney 🤣🤣

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дня назад

    Somaliland in dufaac lagu jiro wax wanaagsan maha waxan oran laha ciidanka ha la fasaxo si masha cadawgu ka soo duulayo loo wiiqo yaguna ay noqdan wax firdhada iyo wax la qabto lkn sida hada somaliland wax u wada waa khasaaro joog in dhulka somaliland dhaxdeeda nabad galyo laga abuurayo si caalamka looga dhigo meel muran dhul ah ka jiro somaliland hurdada ka toosa shalay magalada nooga baxa ayay ahayd maantana dhulkii beelaha isaaq baa dil iyo xabad joogta ah lala dul tagan yahay maalin walba sidani caqli maha ee reer isaaq dib ha isugu noqdan wixi somaliland umada oo dhan bay ka dhaxaysa lkn wixi deegan ah waa duulan qawan waya

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 2 дня назад

    Joojiya fadhisinada ciidanka aad ka hadleysan

  • @mubaarigilays9027
    @mubaarigilays9027 2 дня назад

    Ciidanka qaranka dheh hooyada g36 iyo ssb waatee

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 2 дня назад

    Ciidanka qaranka mxd u shegi weyday. Difaca ku jira.

  • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
    @CabdiwaduudIbraahim-o5p 2 дня назад +1

    Kaw

  • @mohamed63ibrahim12
    @mohamed63ibrahim12 2 дня назад

    Sirta.ciidanka.hasheegik.adana.hawaydiij.mweriye

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 дня назад

    Meeshan... dhulmahante okeliya kamadagaalamayo......ee darood odhan iyo somalidakaleba umaykalahadhin .......ee sheekoxumada...inskadaa.....yusuf abdalow

  • @reerguuraa9830
    @reerguuraa9830 2 дня назад

    Anagaaa yurub joognaa ilaaa dagaaaal dhaco lama sooo diro lacag xaqiiiiq